gororid
(m.f.dh)eeg gorord². ld goror¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gororid ↴
goror [m.l]
1. Dhiig sanka ka yimaada. 2. Hoore yar oo weel salkiis ku jira. 3. ld gororid.
majagororid [m.dh]
ld manjagororid.
manjagororid [m.dh]
eeg manjagoror². ld majagoror¹, majagororid, mijagoror¹, mijagororid.
mijagororid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjagororid.
minjagororid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjagororid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg