Goror

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dhiig sanka ka yimaada. 2. Hoore yar oo weel salkiis ku jira. 3. ld gororid.


Goror

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. (f.g) Istaag ku daalid. 2. (f.mg) Dhiig sanka ka imaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goror

caadgoror | gongon | gorori | gororid | gororin | heemi | heenso | majagoror |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg