guddi
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-iyo, m.dh)1. Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaajo doodi ka taagantahay. 2. Dad loo xilsaaray inay socodsiiyaan maamul dawladeed, shirkadeed iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guddi ↴
guddoomiye [m.l] (-yayaal, m.l)
Nin madax u ah guddi. ld guddoonshe.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg