Guduudi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nooc ka mid ah masaggada, yaryar oo cas cas. ld guduudshe.

Guduudi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax guduud ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guduudi

guduudin | guduudshe | xammuurad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg