Guf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)1. Cad yar oo maro ah weelasha haruubkooda lagu cufeyo. 2. Hambo. 3. Maro.
Guf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Hanti yar oo la siiyo qaraabada ama waalidka gabar la aroosay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guf ↴
uguf | ugufaa | urgun | basalt | bishkil | cadaadis-yar | cub | cub | cufayn | cufays |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg