Gunto

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-taday, -tatay)

1. (f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho. 2. (f.mg) Maro sabarka ku xirasho. 3. (f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunto

og | barashada badweynada | gooyoogunto | gugunto | guguntoo | guguntood | guntasho | qoto-ekeeye | tuulimaad-badeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg