Gure
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)1. Qarsin. 2. Fandhaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gure ↴
daadguree | dalaaf | dibugguree | farfar | goof | guranyo | gurayn | guree | gureeyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg