gurmasho
(m.f.dh)eeg gurmo. ld gurmad (4).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurmasho ↴
gurmad [m.l] (-yo, m.dh)
1. G. ah: gargaar degdeg ah oo cid loo fidiyo. 2. G.ka booliska: koox ka mid ah booliska oo heegan u ah meeshii ay rabsho ka dhacdo. 3. Tababar ciidameed oo waajib ku ah dhallinta qaangaarka ah ee dal u dhashay. 4. ld gurmasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg