Gurracan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Wax la gurracay noqosho.

Gurracan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Wax la gurracay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurracan

bi'i | gurracmid | gurracnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg