Bi'i
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Hoog iyo dhibaato gaarsiin; hoojin, beleyn. 2. Hawl, arrin iwm. si gurracan u fulin. 3. “Ka bi'i”: wax meel ku yaal ka tirid; baabi'i..
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bi'i ↴
obiyum | baabbi'i | baabbi'id | baabbi'in | baabbi'is | xallaafato | aftiro | asbiriin | baahitir | ba'id |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg