gurro
(m.dh)Dhibaatada niyadda ka gaarta ilmo ay korisay naag aabbihii qabo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurro ↴
hangaggurro [m.dh]
1. Canaan kulul oo cid loo jeediyo. 2. Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg