Haad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dad, m.l)

Baylah, goldaloolo.

Haad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Buunshe. 2. H. ah: qof fudfudud. 3. Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.

Haad

Qaabnaxa: (haad, m.dh) Isrogrogga: m.l

Nafleyda inta duusha oo baalka leh.

Haad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Wax baalal leh dhul kor uga kicid. 2. Ka h.: naf, qof ka bixid. Tus. “Cali way ka haadday”.

Haadsan*

1-Kala miirad oo inta wanaagsan laharid  2-kala haadin eray loo adeegsado marka badarka loo kala saarayo budo iyo buunshe ama jariir iyo buunshe


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haad ↴

haadaan | haadahaade | haadey | haad-haad | haad-haad | haad-haadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg