Habaabi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Qof marinka toosan ka weecin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habaabi

oodjiid | oodjiid | cadceedso | dhallaanhabaabis | dhaqanhabaabi | dhaqanhabaabid | dhaqanhabaabin | dhaqanhabaabis | habaabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg