Habaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhibaato cid Eebbe looga baryo.
Habaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Cid belaayo haleesha Ilaah uga baryid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habaar ↴
yaahuu | raaci | qaad | yu'o | afkulleeble | asmo | awtaan | dhaaw | dhaaw | ered |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg