Habaasi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Boor kicin. 2. Neef riman candho keenid; carin; gorin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habaasi ↴
habaasin | jimic |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg