Jimic

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix. 2. Sidkiisa dhammaad ku dhowyahay (xoolo); habaasiyey.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jimic

laalacshow | laalacshow | asiidh-laagtika | habaas | itataabo | jimicdarro | jimicsad | jimicsasho | jimicsi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg