Habjaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Socod cagajiid ah. ld habjaqle.
Habjaq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Socod cagajiid ah socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habjaq ↴
gebidhaclays | habjaqid | habjaqle | habjaqlee | habjaqleyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg