Hadee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

1. Qof dhintay quraan u akhrin. 2. Digsi dabool saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadee

maakhadee | baqshadee | barkhadee | fookhadee | hadeec | hadeec | hadeecid | hadeyn | hudeec |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg