Hafar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Masabididda wax been ah oo aan cid la siin lagu masabido. ld hafaryo, hafriin, hafriinyo.

Hafar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fray, -fartay; -fri)

Qof wax aan la siin ku masabidid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hafar

dhafar | dhafar | dhafar | dhafarsan | dhafarsanaan | dhafarsanaansho | dhafaruur | hafaran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg