Hagag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Inkiridda laysku inkiro wax laysku ogaa.

Hagag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax laysku ogaa inkirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hagag

akeekan | akeekan | cilaaq | cilaaqtan | cilaaqtan | hagagid | jiriibban | jiriibban |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg