Halow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Midab madow oo dabku ku reebo wax gubtey. 2. Kulka ololka dabka ka soo baxa.

Halow

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld galow. Meesha godan ee ay iska galaan luqunta iyo sakaarka; dhuun, rubad. 2. H. ah: waddo haloosi ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halow

afdhalow | bahalow | bahalow | dhalow | dhalow | galow | horudhalow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg