Hanfad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad¹.
Hanfad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanfad ↴
handad | handadi | handadid | handadin | hanfade | hanfadi | hanfadid | hanfadin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg