Hangal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld hanqal¹.
Hangal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)Maro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay; asay. ld hengel².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hangal ↴
dhangalaasayn | dhangalaasee | dhangalaaso | hangalle | hangallee | hangalleyn | hangalleys | hanqal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg