Hankaag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Daal iyo dhibaato badan lagala kulmo socod muraadkii lagu hungoobay.

Hankaag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax lagu hungoobay daal iyo dhibaato badan kala kulmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hankaag

hankaagid | hankaagsan | hankaagsanaan | hankaagsanaansho | hanqaaran | hawohankaag | hawohankaag | hawohankaagid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg