hanqaraarac
(m.l) (-cyo, m.dh)

ld hanga-raarac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanqaraarac

hangaraarac [m.l]
Cayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girgiro, midabkiisuna yahay madow. ld hanqaraarac.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg