Hanti
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Wax mood iyo nool ah ee cidi leedahay. 2. Maal badan.
Hanti
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)1. Wax mas'uuliyaddooda ka adkaansho. 2. Wax lahaanshihiisa la wareegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanti ↴
baabso | baad | baad | baahee | jaa'ifo | maal | maalgeli | maalqabeen | naajax | qaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg