haquuq
(m.l)ld habuuq¹.
haquuq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)ld habuuq².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haquuq ↴
habuuq [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-qyo, m.dh)
Sabuulka marka iniinihiisu jilacsanyihiin laakiin uu cunnimo galo; iniino meseggo ama galley oo curdun ah. ld haquuq¹.
habuuq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Beer, waqti sabuulkeeda la cuni karo gaarid. ld haquuq².
habuuqid [m.f.dh]
eeg habuuq². ld haquuqid.
habuuqsasho [m.f.dh]
eeg habuuqso. ld haquuqsasho.
habuuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Habuuq gurasho. ld haquuqso.
haquuqasho [m.dh]
ld habuuqasho.
haquuqid [m.dh]
ld habuuqid.
haquuqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
ld habuuqso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg