haraaci
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)ld hiraaci¹.
haraaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld hiraaci².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haraaci ↴
haraacin [m.dh]
ld hiraacin.
heer-badeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(juqr.) Heerka baddu haddii aaney jirin mowjado, hirar ama haraaci.
hiraaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn. 2. Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci².
hiraacin [m.f.dh]
eeg hiraaci². ld haraacin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg