haraanhir
(m.l)

ld hiraahir¹.

haraanhir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld hiraahir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haraanhir

haraanhirid [m.dh]
ld hiraahirid.

haraanhirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld hiraahirsan.

haraanhirsanaan [m.l]
ld hiraahirsanaan.

haraanhirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hiraahir-sanaan.

hiraahir [m.l]
Neeftuur xooluhu sameeyaan marka ay qorrax kulul qabato. ld haraahir¹, haraanhir¹, hiraanhir¹.

hiraahir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Nafley qorrax kulul qabatay neeftuur samayn. ld haraahir², haraanhir², hiraanhir².

hiraahirid [m.f.dh]
eeg hiraahir². ld haraahirid, haraanhirid, hiraanhirid.

hiraahirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax hiraanhir hayo ahaansho (nafley). ld haraahirsan, haraanhirsan, hiraan-hirsan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg