harame
(m.l)Caws iyo nagaar iskood uga baxa beeraha. ld harammo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harame ↴
haramayn [m.f.dh]
eeg haramee.
haramee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Beer caws xun ka gurid. 2. Wax nijaasayn.
harammo [m.dh]
Caws yaryar oo beeraha ka baxa oo dalagga guba haddii aan laga falin. ld harame.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg