harayn
(m.dh)

ld harin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harayn

dharayn [m.f.dh]
eeg dharee.

harin [m.f.dh]
eeg hari. ld harayn, haris¹.

hashuur [m.l] (-rro, m.dh)
(juqr.) Xarriiqyo harayn oo gaagaaban oo khariidadda lagu dul sawiro si loo muujiyo farqiga u dhexeeya tiirada dhulka. Haddii tiiradu ay taagantahay xarriiqyadu waa dhumuc weynyihiin waana isku dhawyihiin; haddiise tiiradu ay sahlantahay, xarriiqyadu waa dhuudhuubanyihiin waana kala durugsanyihiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg