Hashuur
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)(juqr.) Xarriiqyo harayn oo gaagaaban oo khariidadda lagu dul sawiro si loo muujiyo farqiga u dhexeeya tiirada dhulka. Haddii tiiradu ay taagantahay xarriiqyadu waa dhumuc weynyihiin waana isku dhawyihiin; haddiise tiiradu ay sahlantahay, xarriiqyadu waa dhuudhuubanyihiin waana kala durugsanyihiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hashuur ↴
ismanshashuur | ismanshashuurid | ismashashuur | ismashashuurid | manshashuur | manshashuurid | mashashuur | mashashuurid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

