hardi
(m.dh)

Madaxa oo wax lagu dhufto. ld herti¹.

hardi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)

Madaxa ku dagaalamid. ld harati, herti².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hardi

harati [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld hardi².

haratin [m.dh]
ld hardiyid.

hardin [m.dh]
ld hardiyid.

hardiyid [m.f.dh]
eeg hardi. ld haratin, hardin, hertin.

herti [m.l]
ld hardi¹.

herti [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld hardi².

hertin [m.dh]
ld hardiyid.

qaruuf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Xoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg