Hargaanti
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-iyo, m.l)1. Qof ugaarsashada aad u yaqaan. 2. Qof hawlkar ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hargaanti ↴
yahan | awqoosi | baydari | cabbuur | cayngeri | halgan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg