harid
(m.f.dh)eeg har². ld haris².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harid ↴
saandambee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysey)
1. Tallaabo gaabin. 2. Ka s.: cid lala socday in yar dib uga harid.
saandambeedi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Dib u harid.
dharid [m.f.dh]
eeg dhar². ld dhadid.
dhaxal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-xlay, -xashay; -xli)
1. (f.g) Hanti qof dhintay uga harid. 2. (f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin. 3. (f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.
facsharid [m.f.dh]
eeg facshar². ld facshar1 (2), faxshar¹, faxsharid.
fandharid [m.f.dh]
eeg fandhar. ld findhirid, findhirin, findhiris.
faxsharid [m.dh]
ld facsharid.
haris [m.dh]
ld harid.
lugdambeedi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Cid lala socday wax yar ka harid.