Dhaxal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hantida qof dhintay looga haro. 2. Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.
Dhaxal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay. 2. (taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.
Dhaxal
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-xlay, -xashay; -xli)1. (f.g) Hanti qof dhintay uga harid. 2. (f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin. 3. (f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaxal ↴
raandhiis | saanaho | xambaar | basanbaasi | boqor | boqorad | dhaxalgal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg