harraadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley harraad badid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harraadi ↴
gooryoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Nafley aad u harraadid.
harraadid [m.f.dh]
eeg harraad².
harraadin [m.f.dh]
eeg harraadi.
loof [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Nafley aad u harraadid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg