harso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Qorrax meel hoos ah ka gelid. 2. Goor maalin ah cid marti u noqosho. ld herso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harso ↴
harsasho [m.f.dh]
eeg harso. ld harsad, harsi.
herso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld harso.
maharso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld meherso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg