Hashuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)(juqr.) Xarriiqyo harayn oo gaagaaban oo khariidadda lagu dul sawiro si loo muujiyo farqiga u dhexeeya tiirada dhulka. Haddii tiiradu ay taagantahay xarriiqyadu waa dhumuc weynyihiin waana isku dhawyihiin; haddiise tiiradu ay sahlantahay, xarriiqyadu waa dhuudhuubanyihiin waana kala durugsanyihiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hashuur ↴
ismanshashuur | ismanshashuur | ismanshashuurid | ismashashuur | ismashashuur | ismashashuurid | manshashuur | manshashuur | manshashuurid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg