Hawaari
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Neef geel ah hawaar u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawaari ↴
hawaar | hawaarid | hawaarin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg