hayaay
(m.dh)

1.H. baaqid; h. u yeerid. 2. (e.d) Waryaa!; naayaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hayaay

ciidan [m.l]
1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka. 3. (e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.

hadaayad [m.dh] (-do, m.l)
Daboolka sufriyada. ld hado, hayaayad.

hayaayad [m.dh]
ld hadaayad.

tukanuug [m.l]
Hal hebed ah oo qof kasta iska maali karo; hayaaye. ld tukenuug.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg