Haydaaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haydaaro ↴
haydaaree | haydaarto | haydaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg