Heeraar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Timo wareeg ah oo gabdhaha aan weli qaan gaarin loogu reebo madaxa. 2. Ood iwm oo meel ku wareegsan.

Heeraar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid. 2. Ood iwm meel ku wareejin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heeraar

cuncun | dheeraar | dheeraari | dheeraarin | dheeraaris | dheeraarsan | dheeraarsanaan | dheeraarsanaansho | dheeraarsasho | dheeraarso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg