Herin

Qaabnaxa: m.dh/l Isrogrogga:

Qof soo dhammaystay tababbarka xeeladaha ugaarsiga oo heri-noobay.

Herin

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga herin

uurkoole | awqoosi | boondhow | boongeli | carrabmaris | deebad | goob | halgame | hanna | haro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg