Himmajab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Niyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld himmadjab¹.

Himmajab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Qof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himmadjab².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga himmajab

himmadjab | himmadjab | himmadjabid | himmadjabsan | himmadjabsanaan | himmadjabsanaansho | himmajabid | himmajabsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg