Hiyiwaale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Kasha waxyaalo saldhig iyo xasilloonaan u diida, ku soo rida; hiyiga waala oo kiciya. 2. ld hirimmaale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiyiwaale

hirimmaale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg