Hoobal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. (riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha. 2. Qof dheela ciyaaraha. 3. Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoobal ↴
hobol | hoobalad | hoobale | hooyaale |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg