Hoosaharre
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badan yihiin; hooskuhar. ld hooskuhar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoosaharre ↴
hooskuhar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg