hoosh
(m.l)Boobidda wax la boobo.
hoosh
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)Cid wax boobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoosh ↴
bidaar [m.dh]
Iin madaxa ragga gasha oo timaha hoosha ama wax yar ku reebta.
hooshid [m.f.dh]
eeg hoosh².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg