Hoosin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg hoosi.
Hoosin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dallaallimo awrka guradiisa carruurta iyo waxaraha loogu sameeyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoosin ↴
gujeysi | hoosiman | hoosimo | hoosinnaan | hoosinnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg